Maxay u taagan yihiin xarfaha la soo gaabiyey ee guryaha? - Tenants Victoria

    Maxay u taagan yihiin xarfaha la soo gaabiyey ee guryaha?

    Xayeysiinta guryaha kirada ah waxay noqon karaan kuwo lagu wareero haddii aadan aqoon xarfaha la soo gaabiyey ee guryaha. Halkan waxaa ah liis kaa caawinaya inaad fahamto waxa guriga la xayeysiiyey uu dhab ahaan u leeyahay.

    Xarfaha la soo gaabiyey   micnaha
    ac or a/c Air conditioningqaboojiyaha
    adj AdjacentKu dhegan
    amen AmenitiesTasiilaadka la adeegsado
    bds BedsitterBedsitter
    bi Built-inKu sameysan
    bics Built-in cupboardsArmaajooyinka ku dhisan guriga
    BIR Built-in robes (wardrobes)Armaajooyika ku dhisan (armaajooyinka)
    br BedroomQolka hurdada
    BV Brick veneerBulukeeti ku xardhan
    Cal Bung Californian bungalowBangalooyinka Californianka (nooca naqshadeynta)
    cl CloseDhow
    cnr CornerGees
    comp ComprisesKa kooban
    cov CoveringsKu daboolan
    cpbds CupboardsArmaajooyin
    cple Couplelammaane
    crpt Carpetkhadiifad
    d/h Ducted heatingKuleyliyaha guriga hoos kaga jira
    d/w DishwasherSuxuun dhaqe
    D.dbl Double doorsLaba albaable
    dbl Doublelaba
    dbl gar Double garageGaadhi dhigashada labada ah
    dbr Double bedroomLaba qol oo hurdo
    dec DecorativeLa qurxiyey
    dep DepositDebaaji
    det DetachedKa go’an
    DF Double frontedLaba wajahadood leh
    din rm Dining roomQolka qadada
    dlug Double lock-up garageGaadhi dhigashada labada ah
    drapes Curtainsdaahyada
    Edw EdwardianEdwardian
    elf Electric light fittingsKu xirnaan nalka korontada ah
    elhws Electric hot water serviceAdeega biyaha kulul ee korontada ah
    encl EnclosedKu jira
    ens Ensuite bathroomQolka qubeyska ee gudaha
    Ent Entrance, entryMarinka, meesha laga galo

     

    estab EstablishedLa sameeyey
    exc Excellentwanaagsan
    Exc ExecutiveXawl fuliye
    exp Expenseskharashaad
    ext ExternalBannaanka
    fam FamilyQoyska
    F/B Full boardLoox buuxa
    F tld Fully tiledMutleel ah dhammaan
    feat FeaturesQaababka
    fib FibroFibro
    Fitgs or fitts FittingsWaxyaalaha lagu rakibay
    flr FloorSakxada
    fl covs Floor coveringsSagxada waxa saaran
    furn FurnishedGoglan
    F/F or f/furn Fully furnishedSi buuxda u goglan
    gge or grge Garagebakhaarka
    ghws Gas hot water serviceAdeega biyaha kulul ee Gaaska
    hse HouseGuri
    htg Heatingkuleylin
    htr Heaterkuleyliye

    Xilliga qaboobaha ee Fiktooriya waa qabow kuleylinta guriguna waa lagama maarmaan. Markaad kormeerto guriga kirada ah, waa inaad hubisaa inuu leeyahay kuleylin ku filan. mar haddii aad saxiixdo heshiiska kireysiga, haddii kuleyliyuhu uusan u shaqeynaynin si hagaagsan mulkiiluhu waa inuu dayactiraa, laakiinse haddii gurigu uusan lahayn kuleyliye mulkiiluhu lagama rabo inuu mid bixiyo.

    HWS Hot water serviceAdeega biyaha kulul
    HWU Hot water unit (service)Unuga biyaha kulul (adeeg)
    insp Inspectkormeer
    int or intl InternalGudaha
    k’ette KitchenetteJikada iyo alaabteeda
    KIO Key in officeFuraha xafiiskuu yaal
    kit KitchenJikada
    l’fitt Light fittingsNalalka ku xiran
    ldr Lounge dining roomQolka qadada
    ldry Laundryqasaasha
    liv LivingNolosha
    lng LoungeFadhiga
    lrg Largebalaadhan
    LU or lu Lock upXirid
    lug Lock-up garageBakhaarka alaabta lagu xirto
    Lux LuxuryRaaxada
    mod ModernCasriga
    mstr Master (main)Ugu weyn (ugu muhiimsan)
    neg NegotiableLaga wada hadli karo
    nr Neardhow
    OFP Open fire placeMeesha dabka oo furan

    Haddii aad kireysato guri leh meel dab ah oo furan oo aad dooneysid inaad isticmaashid, waa inaad hubisaa inaysan jirin wax ku qoran heshiiska kireysiga oo leh ma isticmaali kartid meesha dabka. Arimo ammaan awgood, ogow markii ugu danbeysay ee dhuunta qiiqa la xaadhay had iyo jeerna isticmaal iskiriinka dabka.

    oil htr Oil heaterKuleyliyaha saliida
    ONO Or nearest offerAma yabooha ugu dhow
    OSP Off street parkingKa baxsan gaadhi dhigashada wadada
    orig OriginalAsal ah
    p.c.m Per calendar monthJadwalka taariikhda ee bishiiba
    pkg or prkg ParkingGaadhi dhigashada
    pol flrs Polished floorsSagxada la masaxay
    pos PositionBooska
    pw Per weektoddobaadkiiba

    Ijaarka toddobaadkii ama ijaarka jadwal taariikheedka bishii? Sababtoo ah bilaha badidoodu waxay ka kooban yihiin wax ka badan 4 toddobaad (tusaale wax ka badan 28 maalmood) waxaa jira kala duwanaan u dhaxeysa ijaarka toddobaadkii la xayeysiiyey laakiisne ijaarkaaga waxaa la bixiyaa isku taariikh bil kasta, waxaad u baahan doontaa inaad xisaabisid caddadka ee jadwad taariikhda ee bishiiba adoo isticmaalaya xisaabtan soo socota:

    ijaar pw x 52 toddobaad ÷ 12 bilood = ijaar p.c.m tusaale $250 ijaar pw x 52 ÷ 12 = $1083 ijaar p.c.m

    qual QualityTayo
    rc Reverse cycleDib u celinta wareega
    rec Recessnasasho
    refs ReferencesTixraaca
    rem Remote controlRimootka
    res ResidenceDegaanka
    rf RoofSaqafka
    rms RoomsQolalka
    R/O Room onlyQolka kaliya
    ROW Right of way (laneway)Wadada ka leh (wadiiqada)
    s’out Sleep outQolka bannaanka
    SB Solid brickBulukeeti adag
    SC Self containedLeh wax kasta
    sec SecureNabdoon
    semi Semi-detachedKala badh ka go’an
    sep SeparateKa go’an
    SF or sgle fr Single frontedWejah hore oo kaliya
    Sgl SingleKaliya
    shr ShowerQubeys
    shwr rcs Shower recessNasashada qubeyska
    slug Single lock-up garageBakhaarka leh meel kaliya oo laga xiro
    spac SpaciousAad u weyn
    ss Stainless steelBirta aan daxaleysan
    stry Storeydabaqa
    tce TerraceGuryaha qolalku iska soo horjeedaan ee dhuuban
    tmbr TimberLoox
    t’out ThroughoutDhammaan ah
    uc or u/c Under coverMeel hoose oo wax la dhigto leh
    upstrs UpstairsDaqaba sare
    ven blds Venetian blindsVenetian blinds
    ver Verandahbarandada
    Vic VictorianVictorian
    WB Weather boardLooxa cimilada
    W.C ToiletMusqusha
    wi pant Walk-in pantryBakhaarka alaabta la dhigto ee jikada ku dhegan
    ww Wall to wallGidaar ilaa ka gidaar
    wwc Wall to wall carpetGidaar ilaa ka khadiifad
    yo Years oldSannado jira

    Ilaha macluumaadka dheeraadka ah: www.latrobe.edu.au www.services.unimelb.edu.au

    Macluumaadkan waa tusaale kaliya waana inaan loo isticmaalin oo kaliya bedel ahaan tallo sharci oo aqoon leh.

    Ma u baahan tahay caawimaad dheeraad ah?

    Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeraad ah ama caawimaad, fadlan nala soo xiriir.


    What do the real estate abbreviations stand for? | Somali | June 2006

    u baahan caawinaad badan

    Talada loogu talagalay kireystayaasha (advice for tenants)
    nagala soo xiriir (contact us)

    Kireystayaal Victoria | Kireystayaal qadka caawinaada 03 9416 2577 | tenantsvic.org.au
    Kireystayaal Victoria aqoonsanyihiin taageeradda Dowladda Vitorian.

    Tenants Victoria acknowledges the support of the Victorian Government.